Ku soo Hiro Laascaanood

Home Laas caanood Somalia Laascaanood Three Henry photo suugaanta jacaylka Laas Caanood Laas Caanood Laas caanood online Heeso Music Sawiro soomaaliya Arsenal

Thierry Henry
FOOTBALL WAR
  
بسم الله الرحمن الرحيم

 

  

Ku soo Hiro Laascaanod3 Waxaad ka helaysaan Wax yaabo Idin raali galiya Mahadsanidiin

 

 
 

 

 

 

 

 

News in Audio Audio
bbcBBC 2:00
BBC 5:00
BBC 9:00 

 Ashley Cole

Theirry Henry Real Goal

Image Hosted by ImageShack.us

Dennise Bergkamp

Image Hosted by ImageShack.us

Reyes Chelsea Goal

Image Hosted by ImageShack.us

Henry

Image Hosted by ImageShack.us

Henry

Zidane

 

Xafladii CaleemoSaarka Garaad Jaamac Garaad Cali Ee ka dhacday Magaalada Laascaanood EE gobolka Sool

Cilck Here Down Amin arts

Maamulha Webka Maxameddeeq Sawiradisiimarko.jpgReebok/Thierry Henry Launch

 Google

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Thierry Henry in action for Arsenal

*

 

 

 

 

 

Zinedine Zidane accepts the applause after scoringMarco Materazzi in joyful moodHirtidii ZidaneZidane and Materazzi will both plead their casesTomas RosickyDennis Bergkamp is chaired on his lap of honourDennis BergkampSNM_5.jpg

PICT0063.jpgCE_00137_2004_1er_tour_Angleterre_France_arret_penalty_F_Barthez_1_fr.jpgCE_00144_2004_1er_tour_Angleterre_France_Z_Zidane_et_D_Beckham_1_fr.jpg

 

 

 

 
 
  
 
 
 
  
 
 
 
 
 
 
  
 Marka Caddeey  
.Midnimo.com   
.Mugdishu Univ.   
 Midgaan 
 Mudulood  
 Morogabey 
 Maayland 
 Mudug Online  
 Maandeeq  
 Maaneed  
 Mudug.com 
 Mareeg.com  
 N 
 Nugaal.net  
 Nugaal  
 O 
 Oodweyne 
.Onkod   
 P 
.Puntland Pos t  
 Puntlandtalk  
 PuntlandTimes 
 Pace Magazine  
 Q 
 Qaranimo.com   
 QoraheyOnline   
 Qaamuus   
 Qandala.com 
 Qarannews 
 Qalaafe 
 R 
 Radio SBC 
.Radio Garoowe
 Radio Banadir  
 Radiofreesomalia 
 Radio Midnimo 
 Radio Shabelle 
 Radio Warsan  
 Radio Lascanod 1  
 Radiossc.net 
 RadioGaalkacyo  
 Shareero Music 
 Radio Hormuud  
 .RadioBuhoodle  
 Radio Somaliland   
 Radio Mennisoto 
 Radio Ileys  
 Radio Dalmar 
 Radio Sagal S.  
 Radio Daljir 
 Radio Sahan 
 Radio Golis (RG) 
 Radiyo Xoriyo 
 Radio Beesha Can. 
 Ruunkinet.com   
 Raasonet  
 S 
 Soma TVOnline 
 Somali  Jecel 
 Somalitalk.com   
.SomaliNet  
.Somali Bantu   
 Saylac.com  
 Somalilandnews  
.Somalilandnet  
 Somalitribune   
 Somali Weyn  
 Somali Malaysia  
 Somalilife.com  
 Somaliawatch  
 Somali Center  
 Shabellenews 
 Somaliirrigation 
 Stn-FM 
 Somaliaonline 
 Somal News  
 Somaliwide  
 Somalidoon  
 Suxufi  
 Somali Sunah  
 Somaali 
 Somalipost  
 Saafi Films  
 Somlitech  
 Somfreemedia 
 Somali Edu 
 Somali Doctor NT 
 Samadoon 
 Somalimarket.com 
 T 
 Togane 
 U 
 Ufurow  
 X 
 Xeraale 
 W 
 Waayaha 
 Wardoon 
 Waagacusub 
.Widhwidh
 Y 
 Yoobsan  
 Yamayska  
 Yaaqshid 
 
 

  

 

 

Photobucket - Video and Image Hosting

Real Madrid 0-1 Arsenal

 Arsenal's Thierry Henry is tackled by Real Madrid's Thomas Gravesen during their UEFA Champions League last 16 second leg soccer match at Highbury, L

Y    Theirry Henry Goalkii 1aad

Henry Goalkii 2aad

Jlunberg goalkii 3Aad

Theiryy HEnry goalkii 2aad

Edu Oo goolkii 3aad Dhaliyey

Kadib Markii Ay dhamaatay Ciyaarti Arsenal Iyo Inter

                 Arsenal 5-inter-1                            
 

 

Dennis Bergkamp is chaired on his lap of honour
Dennis Bergkamp ooTaageerayaaha Ar
senal SiiMaca salaamaynaya
Dennis Bergkamp says his goodbyes
     Daawo Sawiradii Uero 2004 Portugal
CE_00240_2004_Demi_finale_Paysbas_Portugal_le_public_1_fr.jpg
CE_00249_2004_Apres_la_finale_Grece_Portugal_Grece_1_fr.jpg
CE_00204_2004_1er_tour_Danemark_Suede_F_Lunjgberg_et_T_Gravesen_1_fr.jpg
Mid Kastoo KA mid Ah magacyada Ciyaaryahahad
waxaa ku hoos jira sawirka  GUji oo EEg

 Adriano  Adriano
 Mirko Vucinic  Arturo Di Napoli
 tifosi del Werder Brema  Wayne Rooney
 Stephen Makinwa  Andrea Caracciolo
 Paolo Di Canio  Francesco Flachi
 Zlatan Ibrahimovic  Patrick Vieira
 Mateja Kezman  Ronaldo
 ITALIA  BRASILE
 Steven Gerrard  Valerj Bojinov
 José Antonio Reyes  NO AL RAZZISMO
 Ronaldinho Pallone d'Oro  Ronaldinho Pallone d'Oro
 Manchester saluta George Best  Filippo Inzaghi
 Claudio Pizarro e Roy Makaay  Filippo Inzaghi
 Robin Van Persie  Thierry Henry
 Juan Roman Riquelme  Alessandro Del Piero
 Zinedine Zidane  Damiano Tommasi

 Luis Enrique (16.05.04) 

 Andriy Shevchenko   Tifosi della Spagna
 Adriano  Roberto Baggio (14.03.04)
 Alessandro Del Piero  Roberto Baggio (14.03.04)

 Alessandro Del Piero, mister 179

 Roberto Baggio (6.01.04)
 Luca Toni  Mancini e F.Totti (14.12.05)
 Alberto Gilardino  R. Van Nistelrooy (13.12.03)
 Esteban Cambiasso  R. Van Nistelrooy (13.12.03)
 Luis Figo  A. Del Piero (10.12.03)
 David Trezeguet  Andres D'Alessandro (15.11.03)
 Zlatan Ibrahimovic  F.Totti e A.Cassano (9.11.03)
 Francesco Flachi  Mancini (9.11.03)
 Cristiano Lucarelli  Ronaldinho (15.10.03)

 Ronaldinho segna al Real

 A. Del Piero (17.09.03)
 Ronaldinho  Vincenzo Montella (14.09.03)
 Raul  Adriano (21.06.03)
 Michael Ballack  Antonio Cassano (10.05.03)
 George Best (24 febb. 1968)  Marcelo Zalayeta (22.04.03)
 Tifosi del Napoli (5.06.05)  Raul (12.03.03)
 Scudetto n.28 della Juve (29.05.05)  F.Totti e M.Delvecchio (22.01.03)
 Alessandro Del Piero (29.05.05)  Marco Delvecchio (12.11.02)
 Steven Gerrard e la Champions  M.Delvecchio e F.Totti (6.11.02)
 A. Del Piero e F.Capello (22.05.05)  Francesco Totti (30.10.02)
 Mauro Esposito (22.05.05)  Gabriel Batistuta (22.10.02)
 Paolo Di Canio (15.05.05)  Simone Inzaghi (20.10.02)
 Ciro Ferrara (15.05.05)  David Beckham (16.10.02)
 David Trezeguet (8.05.05)  Alessandro Del Piero (22.09.02)
 Alessandro Del Piero (8.05.05)  Alessandro Del Piero (22.09.02)
 Zlatan Ibrahimovic (17.04.05)  Alessandro Del Piero (22.09.02)
 Vincenzo Montella (10.04.05)  Alessandro Del Piero (19.09.02)
 David Beckham (30.03.05)  Diego Pablo Simeone (15.09.02)
 Gianfranco Zola (13.03.05)  Alessandro Del Piero (15.09.02)
 Marcelo Zalayeta (9.03.05)  Gabriel Batistuta (14.09.02)
 Alessandro Del Piero (27.02.05)  Diego A. Maradona (28.05.02)
 Eto'O (23.02.05)  Ronaldinho (18.05.02)
 Cristiano Lucarelli (13.02.05) n.1  Raul (15.05.02) n.1
 Cristiano Lucarelli (13.02.05) n.2  Raul (15.05.02) n.2
 Vincenzo Montella (19.12.04) n.1  Raul (15.05.02) n.3
 Vincenzo Montella (19.12.04) n.2  Vincenzo Montella (31.03.02)
 Merry Christmas  dal Palermo  Gabriel Batistuta (17.06.01)
 Ronaldinho (18.12.04)  Vincenzo Montella (27.11.04)
 Ruud Van Nistelrooy (27.11.04)  Vincenzo Montella (16.10.04)
 Frank Lampard (9.10.04)  David Beckham (9.10.04)

 D.Beckham e M.Owen (9.10.04)

 Vincenzo Montella (3.10.04)

 Paolo Di Canio (12.09.04)

 Ronaldo (2.06.04)

Sheeko Dhex martay Nin reer Laascaanood Ah iyo nin Reer Hargaysa ah

Waabaa waxaa Sheeko dhexmartay Labo Nin, oo Midina yahay Reer Hargaysa, Midka kalena kasoo jeedo Gobolka Sool.

Labadii Nin markay in Cabbaara Sheekadii wateen, bay malaha Sheekadii la gashay Diinta iyo ka hadalkeeda. Maadaama ay u bogeen Naxariista Ilaahay iyo Caddaaladda Islaamka, ayaa waxaa Ninkii Reer Sool ahaa kasoo fakatay - Isagoo Madixiisa ruxaya- Ereyga aan Maqaalkaan Mowduuca uga dhignay ee ah [Naxariista Alle nagu mannaystay waxaa ka mida, Inta Muslin naga dhigay buu Haddana Nabi Muxammed {S.C.W} naga soo dhexsaaray].

Ninkii Reer Hargaysa oo Saaxiibkiisa Reer Sool la sheekaysanayey waxaa dhinac maray Hadalkii Saaxiibkiis, wuxuuna u qaatay inuu leeyahay Nabi Muxammed Nin Dhulbahante ah buu ahaa, maadaama uu Ninkaan Reer Laascanood sheegay in iyaga laga soo dhexsaaray, wuxuuna Saaxiibkiis ku celiyey Su'aashii isagoo leh:

"Waaryaa Hebeloow, Dee Imminka ma waxaad i leedahay Nabi Muxammed annaguu naga dhashay?"

Ninkii Reer Sool inta Qoslay oo malaha ka yaabay sida hadalku u gees maray Saaxiibkiis ayuu yiri: Haa, Nabi Muxammed annaguu naga dhashay.

kama uusan Aamusin Ninkii Reer Hargaysa Arrintii uu Saaxiibkiis ka maqlay, oo malaha wuxuu is yiri (Hubsiino Hal baa la siistaaye) alleelehe ka salgaar Su'aashaada isagoo sii waydiiyey: Waar Ninyohow Miyaad Waalantahay! oo Hadda waxaad i leedahay Nabi Muxammed Dhulbahantuu ahaa?.

Inkastoo uu Ninkii Reer sool dareemay in Saaxiibkiis lunsan yahay oo uusan Fahmin ujeedadii uu uga Dan lahaa Weedhiisa, haddana wuxuu kusii adkaystay inuu Arrinkaba ka dhigo sida danbe ee uu Saaxiibkiis u qaatay, wuxuuna ku yiri, Haa Sxb, Nabi Muxammed sidaad sheegtayba annaguu naga dhashay.

Ninkii Reer Hargaysa isagoo yaabban oo malaha maqlay Arrin aan wali Maskaxdiisa iyoMaankiisa ka daadagin ayuu yiri, Waar Ina adeerow Haddii Nabi Muxammed (S.C.W) Adinka idinka dhashay dee waa kuma Nabigayagu?.

Ninkii Reer Sool Cabbaar buu aamusay, Ul dheer oo uu watana Dhulkuu ku xarxariiqay, wuxuuna ku yiri: Saaxiibow waxaan ummalaynayaa Nabigiinii inuu Nabi Luud yahay!!.

Ninkii Reer Hargaysa Inta haddiiba soo booday ayuu yiri: Waar iga walle kaasi hadduu Nabi kasoo haro inaanaan qaadane Nabi noo sheeg ama inagu kala wad Ninyohow.

Ninkii Reer Laascaanood inta Qoslay ayuuu yiri: War sxb Nabigu ma xumayne Qoomkiisii horaa xumaa, adinkuna Qowm-kiisa danbe oo fiican baa tihiine qaado waakaas Nabigiinuye.

"Waar wallaana kaas Nabi ka dhigan wax walba hadday dhacaan, dee iga wallee waan ku Nabi la'aan haddii kaasi noqdo Nabigayga ayuu yiri Ninkii Reer Hargaysa ahaa oo ay sheekadu dhexmartay Isaga iyo Saaxiibkiis Reer Soo.l


W/Q/Maxamed cismaan C/nuur Xaashi

Laascaanood3@hotmail.co.uk

 
 
 
 
waxaad nagala  soo Xidhiidhi Kartaa Meelaha Kala ah
laascaanood3@hotmail.com
Laascaanood3@gawab.com  com[DIR]
maxamed@hamda.uk
Laascaanood3@hotmail.co.uk           [DIR] 
002524497419 
 
Haut du document
 
 
 
 

 

oolis

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 
 
 

 

 

 

 

Copyrights 2006 - Maxamed Cismaan C/nuur (Maxameddeeq)
 
 

marko.jpg