Ku soo Hiro Laascaanood

Home Laas caanood Somalia Laascaanood Three Henry photo suugaanta jacaylka Laas Caanood Laas Caanood Laas caanood online Heeso Music Sawiro soomaaliya Arsenal
Laas caanood ONLINE !!!

 
 
Maxaad Kala socotaa DHismayasha Laas caanood Hadaan kaaga Faaloodo DhIsmayaasha k adhisan magalada laascaanood way Kala duwan yihiin Hase Ahaate sawirkan aad aragtaan waa sawir ka mid ah daarada Dabaqyada laascaanood Dabaqan oo ah Dabaq Ku yaal Badhtamaha Magaalada laascaanood
 
 
 
 
Sawirkan aad Aragtaan Waa sawir mujinaya Dhakhtarka weyn ee Magalada laascaanood
 
Sawirkani waa sawir muujinya Dugsisga Sare ee Magaalada laascaanood Waxaad aragtaan Ardaydii oo Nashiidadii Dugsiga Akhriyaysa iyo Maamulihii school Oo Hortaaganiyo waliba macalimiinkale oo la taagaN ardayda
 
 
Sawirkani wuxuu Muujinya Idaca Radio laacaanood oo dusha ka saworan Idaca raadio laascaanood kaalin libaaxleh ayey Ka qaataa Bulshada reer laascaanood sidii ay wax u gaadhsiin layahyd
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Waxaa kuu soo diyaariyey maxameddeeq cismaan c/nuur Xaashi waa Maamulaha Webkan Laascaanood

Enter content here

Enter supporting content here