Laas caanood Online Qaybta sawirada
sawiro
|


KHADAR MAXAMED XAASHI (HURUUSE)
Maxamed Cismaan C/Nuur
|
 |
Sollas and Amiin |
 |
Cumar Saleebaan Cali-barre |
 |








THIS IS THE FLAG OF GREAT SOMALIA.
Halkan ka baro Qaaradda Soomaaliya
Halkani waa kooxdii Waaberi iyo gabdho soomaaliyeed oo aroos ka cayaaraya.
Halkan waxaad ka ragtaan Halyeygii Cabdi Bile Cabdi iyo Halyeygii Darwiishka ahaa ee Seyid Maxamed Cabdulle Xasan
Diyaaraddii Soomaaliya ee Deeqa
Halkan waxaad ka aragtaan carruur soomaliyeed oo waxbaranaysa "WAXBARTA AAN BARWAAQO GAADHNEE"
Halkan waxaad ku aragtaan nin safar wata , laba halaad oo dhalay, geel horweyn ah, awr la waraabinaayo awr raran , hooyo
soomaaliyeed oo awr raran wada , wiilal soomaaliyeed oo geeljireyaal ah oo hal maalaya, Geelal cabaya
Halkan waxaad ka aragtaan aqal soomaali la dhisayo,aqal soomaali dhisan iyo niman dillaalliin ah oo wax kala iibsanaya
Waxaad halkan ka aragtaan adhi Soomaali Adhiga Soomaalidu wuxuu kaga duwan yahay adhyaha kale ee aduunka Badhid, waana
adhiga aduunka ugu wanaagsan
Dameeraha Soomaaliya
Halkan waxaa ku arataan gabadh iyo saddex wiil oo xoolo dhaqato soomaaliyeed ah
Halkan waxaad ku aragtaan Fandhaal iyo xeedho
Muntulayaasha ay soomaalidu ay isticmaasho
Halkani waxaa weeye dhiil ,sati barkin ka samaysan qori , hooyo soomaaliyeed oo laxoox/canjeelo dubaysa , cunto Soomaali
iyo wiil iyo gabadh soomaaliyeed oo xidhan dharkii hidaha iyo dhaqanka
Halkani waa sawir taariikhi ah, xarruntii ubaxa kacaanka
Halkani waa xarruntii Taleex ee taariikhiga ahayd, dundumo , xeebtii soomaaliya iyo caasimaddii Muqdisho(Xamar)
Hargeysa
Buurta Sheekh
Buurta Calmadow
Laascaanood iyo Buurtii Seyidka
Fardaha Soomaaliya
Halkan waxaad ku aragtaan Seyladda xoolaha, bacaad celinta Shalaanbood, Ceel laga dhaaminaayo iyo Kaamam(Bushash)
SOS Soomaaliya
Kuwani waa Huteel Alcuruba,Masaajidkii Arbaca-rukun , Xamar- weyne, Masaajidkii Isbaahaysiga iyo Huteel Shabeele
Kuwani waa Xeebtii Soomaaliya iyo Dhagax-tuur
TANI WAA KACBADII
   
Waxaa kuu soo diyariyey Maxamed cismaan c/nuur (marko)

'
|
|
|