Blog Tools
Edit your Blog
Build a Blog
RSS Feed
View Profile
Open Community
Post to this Blog
« July 2018 »
S M T W T F S
1 2 3 4 5 6 7
8 9 10 11 12 13 14
15 16 17 18 19 20 21
22 23 24 25 26 27 28
29 30 31
You are not logged in. Log in
Entries by Topic
All topics  «
Diinta Islaamka
Pictures
Laascaanood Online
Sunday, 16 April 2006
Arsenal
Mood:  happy
Now Playing: Kooxda Arsenal Ayaa 3 Ku badisay
Topic: Pictures
Kooxda Arsenal ayaa galabta garoonkeeda kaga badisey kooxda West Brom. Ciyaarta oo eheyd ciyaar aad u fiican ayaa Arsenal la hor martey goolka ka dib
markii uu Alexander Hleb dhaliyey gool aad u qurux badan, laakiin kaanbiyadii labaad ayaa West Brom dhaliysey goolkii bareejada, Arsenal ayaa bareejadaas ka qaadey ciyaar wanaag, ayada oo Pires iyo Bergkamp ey badal ku soo galeen ayaa waxaa Goolka labaad dhaliyey Pires oo baaska ka heley Bergkamp, waxaana ku soo khatimey goolka 3aad D.Bergkamp. Ciyaartan ayaa Arsenal soo bandhigtey ciyaar aad u wanaagsan ................


Maxamed cosmaan c/nuur
Laascaanood3@hotmail.com
002522497419


Posted by laascaanood3 at 7:43 AM EDT
Post Comment | Permalink

Newer | Latest | Older